BAAQ KU SAABSAN ANSIXINTA DOWLADDA SOOMAALIYA EE PROTOCOL-KA AFRICA EE XUQUUQDA DADKA NAAFADA AH
Heshis hoosdaadka Afrika ee xuquuqda dadka Baahiyaha gaarka ah qaba (ADP), waa heshiis ku lifaaqan Axdiga xaquuqul insaanka ee Afrika, waxa la ansixiyey 29-kii Janaayo 2018, wuxuuna si rasmi ah dhaqan u galay 3-da May 2024 kadib markii ay saxiixday 15 waddan. Heshiiskan muhiimka ah waxa uu ujeedkiisu yahay in la ilaaliyo, lana xaqiijiyo xuquuqda…