Dalalka GEESKA AFRIKA: Dhibaha iyo Dheefaha
Author: Dr. Suleyman Axmad Walhad Aagga Dalalka Geeska Afrika (DGA) waa kan ugu kooneeya qaaradda Afrika, dhinaca bari. Waxa uu ka kooban yahay dalalka Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, iyo Eritrea. Waa aag xasaasi ah oo xasarado badan ay ka jireen qarniyo badan, tan iyo waagii hore. Ma degi karaa? Yaa isku haysta? Ma jiraa wax gobolka u…